Taliye Ibraahim Cismaan Tifoow oo maanta la wareegay xilkii loo magacaabay (Sawirro)

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta ka dhacday munaasabad balaaran uu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee milatariga Soomaaliya qeybta 60-aad . Gaashanle Sare Ibraahim Cismaan Maxamed (Tifow) oo dhawwaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa maanta si rasmi ah xilka taliyaha ugula wareegey Taliyihii hore Qeybta … Continue reading Taliye Ibraahim Cismaan Tifoow oo maanta la wareegay xilkii loo magacaabay (Sawirro)